Warar kala duwan oo kasoo baxaya xaalada iyo halka uu joogo Madaxweyne John Magufuli

Dalka Tanzaaniya ayaa saacadihii lasoo dhaafay si weyn looga hadal hayay xaalada Madaxweynaha dalkaasi  John Magufuli, oo la sheegay in uu ku dhacay cudurka Caronavirus loona qaaday isbitaal kuyaala dalka dibadiisa. Warbaahinta dalka Tanzaaniya iyo warbaahino kale ayaa tabiyay in Madaxweyne  John Magufuli, uu ku jiro xaalad adag kadib markii uu ku dhacay cudurka Caronavirus … Continue reading Warar kala duwan oo kasoo baxaya xaalada iyo halka uu joogo Madaxweyne John Magufuli